Day: September 14, 2020
-
England
Chelsea oo guul ay u qalantay ka soo heshay kooxda Brighton oo ay booqatay… +SAWIRRO
(England) 14 Sebt 2020. Chelsea ayaa guul ay u qalantay kaga soo qaadatay kooxda Brighton garoonkeeda The American Express Community, kulankeeda…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga Kooxaha Brighton iyo Chelsea ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey
(England) 14 Sebt 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Brighton iyo Chelsea ee…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo laga soo diiday dalab ku kacaya 92 milyan oo gini ah oo ay ku doonaysay Jose Gimenez
(Madrid) 14 Sebt 2020. Sida wararku ay sheegaan kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa laga soo diiday dalab qaali ah, kaasoo…
Read More » -
Italy
Maxaa ka jira in Kooxda Real Madrid ay gashay heshiis qarsoodi ah oo ay kula soo wareegeyso Lautaro Martinez!?
(Madrid) 14 Sebt 2020. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya ku biirista Lautaro Martinez ee Kooxda Real Madrid, taasoo la…
Read More » -
Spain
Goorma ayay Kooxda Barcelona soo bandhigi doontaa saxiixeeda cusub ee Miralem Pjanic??
(Barcelona) 14 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa ciyaaryahankeeda cusub ee Miralem Pjanic ku soo bandhigi doonta garoonkeeda Camp Nou…
Read More » -
England
Manchester United oo u dhaqaaqaysa soo xero gelinta xiddig ka tirsan Bayern Munich haddii ay ku guuldarreystaan saxiixa Jadon Sancho
(Manchester) 14 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay u dhaqaaqayso soo xero gelinta xiddig ka…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo la shaaciyey qiimaha ay ku iibinayso Lucas Torreira
(London) 14 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa in la ogaaday qiimaha ay ku iibinayso ciyaaryahankeeda Lucas…
Read More » -
England
Diogo Dalot oo doonaya inuu ka tago garoonka Old Trafford iyo Macallin Ole Gunnar Solskjaer oo…
(Manchester) 14 Sebt 2020. Diogo Dalot ayaa la soo warinayaa inuu doonayo inuu isaga tago garoonka Old Trafford, iyadoo Tababaraha…
Read More » -
Spain
Lambarka uu xiran doono saxiixa cusub ee Kooxda Barcelona, Miralem Pjanic oo la shaaciyey
(Barcelona) 14 Sebt 2020. Waxaa la shaaciyey lambarka uu xiran doono saxiixa cusub ee kooxda Barcelona, Miralem Pjanic, kaddib markii uu…
Read More » -
England
Halyeey Chelsea ah oo si cad u sheegay in Kepa uu waayi doono booskiisa haddii ay kooxda la soo saxiixato…
(London) 14 Sebt 2020. Goolhaayahii hore kooxda Chelsea ee Mark Schwarzer ayaa sheegay in Edouard Mendy uu noqon doono goolhaayaha koowaad…
Read More »