Day: September 13, 2020
-
England
Kooxda Real Madrid oo Manchester United ku wargelisay qiimaha ay ku heli karto Gareth Bale
(Madrid) 13 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa naadiga Manchester United ee dalka England ku wargelisay qiimaha ay ku…
Read More » -
England
Kooxda Barcelona oo bartilmaameedkeeda ugu sarreeya ka dhigatay Mohamed Salah… (Miyuu xiddiga reer Masar doonayaa inuu u dhaqaaqo Camp Nou?)
(Barcelona) 13 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa inay si weyn u doonayso saxiixa xiddiga naadiga Liverpool…
Read More » -
England
Kylian Mbappe oo u sheegay Kooxdiisa Paris Saint-Germain inuu doonaayo inuu tago… (Halkee ayuu ku sii jeedaa?)
(Paris) 13 Sebt 2020. Xiddiga reer France ee ee Kylian Mbappé ayaa baaqi kusii ahaan doona hoggaaminta weerarka kooxda Paris Saint-Germain…
Read More » -
England
Kevin De Bruyne oo ka hadlay wararka Lionel Messi la xiriirinayey inuu ku biirayo kooxda Man City
(Manchester) 13 Sebt 2020. Ciyaaryahanka khadka dhexe reer Belgium iyo kooxda Manchester City ee Kevin De Bruyne ayaa ka hadlay wararka…
Read More » -
Italy
Cristiano Ronaldo oo Juventus ku cadaadinaya inay la soo saxiixato xiddig ka tirsan Real Madrid
(Turin) 13 Sebt 2020. Wargeysyada Spain ayaa maanta oo Axad ah waxay shaaca ka qaadeen arrimo cusub ee ku saabsan suuqa…
Read More » -
Spain
“Messi waa inuu horumariyaa awooda jirkiisa” – Ronald Koeman
(Barcelona) 13 Sebt 2020. Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa faallo ka bixiyay guushii 3-1 aheyd oo ay kooxdiisu xalay ka…
Read More » -
England
De Bruyne oo fariin digniin ah u diray kooxda difaacaneysa Premier League-ga ee Liverpool
(Manchester) 13 Sebt 2020. Kubad sameeyaha reer Belgium iyo kooxda Manchester City ee Kevin De Bruyne ayaa Liverpool uga digay dhibaatada…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Lacazette tababare Mikel Arteta kaddib guushii ay ka gaareen kooxda Fulham??
(London) 13 Sebt 2020. Weeraryahanka Arsenal ee Alexandre Lacazette, ayaa sharaxaad ka bixiyay in tababaraha reer Spain ee Mikel Arteta uu…
Read More » -
Spain
Koeman oo ammaanay labo xiddig ka tirsan Barcelona kaddib guushii ay ka gaareen kooxda Gimnàstic
(Barcelona) 13 Sebt 2020. Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ammaanay labada xiddig ka tirsan Blaugrana ee Pedro González…
Read More »