Shaxda rasmiga Kooxaha Liverpool iyo Leeds United ee horyaalka Premier League oo la shaaciyey

(Liverpool) 12 Sebt 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo Leeds United ee horyaalka Premier League.

Liverpool oo doonaysa inay difaacato horyaalka Premier League si wada jir ah safkeeda hore ugu soo wada bilowday caawa Mane, Salah, Firmino iyo xitaa Keita.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Liverpool: Alisson, Robertson, Van Dijk, Gomez, Alexander-Arnold, Keita, Henderson, Wijnaldum, Mane, Firmino, Salah.

Leeds: Meslier, Ayling, Strujik, Koch, Dallas, Phillips, Klich, Harrison, Hernandez, Costa, Bamford.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close