Shaxda rasmiga ah kooxaha Fulham iyo Arsenal ee kulanka furitaanka Premier League kal ciyaareedkan 2020-21 oo la shaaciyay

(London) 12 Sebt 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Fulham iyo Arsenal, kuwaasoo maanta ku ballansan kulankooda furitaanka horyaalka Premier League kal ciyaareedkan 2020-21.

Gunners ayaa xilli ciyaareedkii la soo dhaafay ku soo gabagabaysay iyadoo ku soo guuleysatay tartanka FA Cup-ka, halka Fulham ay ku cusub tahay horyaalka Premier League oo ay ka soo dalacday horyaalka heerka hoose ee Championship-ka.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Fulham XI:

Image

Arsenal XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close