Day: September 11, 2020
-
France
“Memphis Depay ma ahan sida Messi ama Ronaldo” – Van Gaal oo ka hadlay wararka Depay la xiriirnaya Barcelona
(Yurub) 11 Sebt 2020. Tababaraha reer Holland ee Louis van Gaal ayaa ka hadlay wararka Memphis Depay la xiriirnaya Barcelona, wuxuuna…
Read More » -
Spain
“Messi waa kan ugu fiican, waxaana rajaynayaa inuu markale xilli ciyaareedkan is-muujin doono” – Ronald Koeman
(Barcelona) 11 Sebt 2020. Ronald Koeman ayaa muujiyay sida uu ugu qanacsan yahay waxa uu ka arkay kooxdiisa Barcelona ee xerada…
Read More » -
England
Klopp oo ka hadlay wararka la xiriirinaya Wijnaldum inuu ka tagayo Liverpool
(Liverpool) 11 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool aayaa barri la ciyaari doonta kulankeeda koowaad xilli ciyaareedka cusub ee horyaalka Premier…
Read More » -
England
Liverpool oo dalab cusub ka gudbisay Thiago Alcântara
(Yurub) 11 Sebt 2020. Shabakada “VarskySports” ayaa shaacisay in kooxda Liverpool ay gudbisay dalab dhigeeda Bayern Munich, si ay kaga soo…
Read More » -
England
Dimitar Berbatov oo u sheegay Man United booska ay u baahan tahay inay iska xoojiso halkii ay ku mashquuli laheyd Jadon Sancho
(Manchester) 11 Sebt 2020. Xiddigii hore kooxda Manchester United ee Dimitar Berbatov ayaa aaminsan in Red Devils aysan bartilmaameedka koowaad ka…
Read More » -
England
Wakiilka caanka ah ee Jorge Mendes oo shaaca ka qaaday in Ansu Fati laga soo gudbiyay dalab weyn
(Yurub) 11 Sebt 2020. Wakiilka caanka ah reer Portugal ee Jorge Mendes ayaa kulan la qaatay maamulka kooxda Barcelona, wuxuuna si…
Read More » -
England
Chelsea oo iska diiday dalab cajiib ah oo laga soo gudbiyay N’Golo Kanté
(London) 11 Sebt 2020. Chelsea ayaa iska diiday dalab xiiso leh oo laga soo gudbiyay xiddigeeda khadka dhexe reer France ee…
Read More » -
Italy
Miralem Pjanić oo ka hadlay dareenkiisa kaddib markii uu gaaray Barcelona
(Barcelona) 11 Sebt 2020. Xiddiga reer Bosnia ee Miralem Pjanić ayaa ka dagtay garoonka diyaaradaha magaalada Barcelona ee El Prat, si…
Read More »