Day: September 10, 2020
-
England
Real Madrid oo badelka Gareth Bale ka dhex aragta kooxda Manchester City
(Madrid) 10 Sebt 2020. Sida ay shaaca ka qaadeen wargeysyada dalka Spain kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa xiiseynysa inay la…
Read More » -
England
Tababare Lampard oo si rasmi ah u xaqiijiyay xiddigaha ka maqnaan doono Chelsea kulankooda furitaanka Premier League
(London) 10 Sebt 2020. Chelsea ayaa ku wajihi doonta kooxda Brighton Isniinta soo socota kulankeeda koowaad horyaalka Premier League ee xilli…
Read More » -
Italy
RASMI: Madaxweynaha Kooxda Napoli ee Aurelio De Laurentiis oo uu ku dhacay Korona Fayras
(Naples) 10 Sebt 2020. Madaxweynaha Kooxda Napoli ee Aurelio De Laurentiis ayuu ku dhacay Korona Fayras, laakiin waxaa la soo…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Chelsea oo xaqiijisay lambarrada ay xiran doonaan xiddigaheeda xilli ciyaareedkan 2020/21 & Christian Pulisic oo lagu taagay lambarka 10-aad
(London) 10 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa xaqiijisay lambarrada ay xiran doonaan xiddigaheeda xilli ciyaareedkan cusub ee 2020/21,…
Read More » -
England
“Cristiano Ronaldo wuxuu ciyaari doonaa ilaa uu ka gaaro 40 sano” – Ryan Giggs
(Yurub) 10 Sebt 2020. Halyeeygii hore kooxda Manchester United haatana ah tababaraha xulka qaranka Weles ee Ryan Giggs ayaa sheegay in…
Read More » -
England
Virgil van Dijk oo farriin u diray Kubbad-sameeyaha kooxda Man City ee Kevin De Bruyne
(England) 10 Sebt 2020. Daafaca kooxda Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa fariin u diray ciyaaryahanka khadka dhexe reer Belgium iyo…
Read More » -
Spain
Saúl Ñíguez oo ka hadlay wararka la xiriirinaya kooxda Manchester United
(Madrid) 10 Sebt 2020. Xiddiga qadka dhexe kooxda Atletico Madrid ee Saúl Ñíguez ayaa ka hadlay wararka la xiriirinaya inuu ku…
Read More » -
England
“Waxaan heysanaa wax aan kaga fiicanahay heshiisyada kooxda Chelsea” –Klopp
(Liverpool) 10 Sebt 2020. Macalinka reer Germany iyo kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa faallo ka bixiyay xaaladda Reds ee suuqan…
Read More » -
Spain
Antoine Griezmann oo si qoto dheer kaga hadlay xiriirka kala dhexeeya Lionel Messi
(Barcelona) 10 Sebt 2020. Xiddiga reer France iyo kooxda Barcelona ee Antoine Griezmann ayaa sheegay in xiriirka uu la leeyahay Lionel…
Read More » -
Italy
Barcelona oo xiiseyneysa xiddig ka tirsan Inter Milan, mana ahan Lautaro Martínez
(Barcelona) 10 Sebt 2020. Wargeyska “Mundo Deportivo” ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in kooxda Barcelona ay bilaawday…
Read More »