RASMI: Kooxda Real Madrid oo soo bandhigtay maaliyadda saddexaad ee ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedkan 2020/2021… + SAWIRRO

(Madrid) 09 Sebt 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa shaaca ka qaaday maaliyaddeeda cusub ee saddexaad taasoo ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka cusub.

Maaliyaddan oo midadbkeedu yahay Madow diilimo basali ah ay halka feeraha ku beegan kaga sawiran yihiin oo ay kooxda Los Blancos ku dheeli doonto fasal ciyaareedka 2020/2021, isla markaana ay farsameysay Adidas ayaa la soo bandhigay.

Xiddiga maaliyaddaan cusub soo bandhigay, waxaa ka mid ah Kabtanka kooxda Real Madrid ee Ramos, Marcelo, Karim Benzema iyo kuwo kale.

SAWIRRO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close