Day: September 7, 2020
-
England
RASMI: James Rodríguez oo ku biiray horyaalka Premier League
(England) 07 Seb 2020. Naadiga reer England ee Everton ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay kala soo saxiixatay xiddiga reer…
Read More » -
Spain
Kabtan Lionel Messi oo ku soo laabtay tababarka Barcelona tan iyo markii uu kooxda weydiistay inuu tago
(Barcelona) 07 Seb 2020. Kabtan Lionel Messi ayaa dib ugu soo laabtay tababarka Barcelona markii ugu horreysay markii uu kooxda…
Read More » -
Spain
Ansu Fati oo shaaciyay qofka uu i hibeeyay goolkiisii ugu horreeyay ee qaranka Spain & sababta
(Spain) 07 Seb 2020. Waxaa wali la hadal hayaa goolkii uu xalay Ansu Fati u dhaliyay xulka qaranka Spain ciyaartii ay…
Read More » -
England
Donny van de Beek oo loo sheegay inuu ku saxnaa go’aankii uu isaga diiday inuu u dhaqaaqo Spain oo uu ugu biiray Manchester United
(Manchester) 07 Seb 2020. Donny van de Beek ayaa loo sheegay inuu ku saxnaa go’aankii uu isaga diiday inuu u…
Read More » -
England
Tababare Gareth Southgate oo safka xulka qaranka England ka saaray laba xiddig… (Maxay tahay sababta?)
(England) 07 Seb 2020. Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa xaqiijiyay inuu safkiisa ka saaray xiddigaha kala ah Phil…
Read More » -
Horyaallada
Lionel Messi oo soo bandhigay maaliyadda saddexaad ee Kooxda Barcelona ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedkan 2020/2021
(Barcelona) 07 Seb 2020. Kooxda Catalan ayaa shaaca ka qaaday maaliyaddeeda cusub ee saddexaad taasoo ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka…
Read More » -
England
RASMI: Man City oo shaacisay in labo ka mid ah xidddigaheeda uu ku dhacay Korona Fayras
(Manchester) 07 Seb 2020. Manchester City ayaa shaacisay in labo ka mid ah xidddigaheeda uu ku dhacay Korona Fayras. Kooxda…
Read More » -
Spain
Luis Enrique oo ammaanay da’ayarka Ansu Fati kaddib wax qabadkiisa kulankii xalay ee Ukraine
(Spain) 07 Seb 2020. Tababaraha xulka qaranka Spain ee Luis Enrique ayaa ammaanay da’ayarka Ansu Fati, kaddib guushii weyneyd ay xalay…
Read More » -
France
Agaasimaha ciyaaraha PSG oo ka hadlay mustaqbalka Neymar iyo Mbappé
(Paris) 07 Seb 2020. Agaasimaha ciyaaraha Paris Saint-Germain ee Leonardo Araújo ayaa shaaca ka qaaday inay qaadeen tallaabo rasmi ah oo…
Read More » -
Spain
Muxuu ka yiri Ansu Fati goolkiisii ugu horeeyay ee xulka qaranka Spain?
(Spain) 07 Seb 2020. Da’ayarka xulka qaranka Spain iyo kooxda Barcelona ee Ansu Fati ayaa ka hadlay guushii weyneyd ay xalay…
Read More »