Day: September 6, 2020
-
Champ' League
Mbappé oo caddeeyay waxa ay u baahan tahay PSG si ay ugu guuleysato Champions League
(Paris) 06 Seb 2020. Weeraryahanka reer France ee Kylian Mbappé ayaa cadeeyay waxa ay u baahan tahay kooxdiisa Paris Saint-Germain si…
Read More » -
Afrika
LAYAAB: Koobka qarammada qaaradda Afrika oo lagu xaday dalka Masar
(Africa) 06 Seb 2020. Waa dhacdo yaab leh oo ay aad uga caroodeen shacabka reer Masar markii ay maqleen war sheegayay…
Read More » -
England
Bruno Fernandes oo markale Aabbe noqday
(Yurub) 06 Seb 2020. Xiddiga khadka dhexe kooxda Manchester United iyo xulka qaranka Portugal ee Bruno Fernandes ayaa markale Aabbe noqday…
Read More » -
England
Manchester City oo heshiis shaqsi ah la gaartay Kalidou Koulibaly
(Manchester) 06 Seb 2020. Shabakada “Italian football” ayaa xaqiijisay in maamulka Manchester City ay heshiis kama dambays ee shaqsi ah la…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo isku diyaarineysa in dalab cusub ay ka gudbiso Thomas Partey
(London) 06 Seb 2020. Wargeyska “Marca” ee dalka Spain ayaa shaaca ka qaaday in maamulka Arsenal ay isku diyaarinayaan inay dalab…
Read More » -
England
Kooxaha Arsenal, Man United, iyo Liverpool oo isku diyaarinaya inay soo qaataan xiddig ka tirsan Barcelona
(Yurub) 06 Seb 2020. Wargeyska “Daily Mail” ee dalka England ayaa shaaca ka qaaday in kooxaha waa weyn ee England ay…
Read More » -
England
Joachim Löw oo ka aragti dhiibtay heshiiska uu Kai Havertz ugu biiray kooxda Chelsea
(Yurub) 06 Seb 2020. Tababaraha xulka qaranka Germany ee Joachim Löw ayaa muujiyay sida uusan ugu qanacsaneyn heshiiska uu Kai Havertz…
Read More » -
England
Jadon Sancho oo ka hadlay mustaqbalkiisa iyadoo ay xiiseyneyso Manchester United
(Yurub) 06 Seb 2020. Laacibka kooxda kubadda cagta Borussia Dortmund ee Jadon Sancho ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa, xilli ay xiiseyneyso Manchester…
Read More » -
England
“Chelsea fursad weyn ayey u heysataa inay ugu guuleysato Premier League” – Nicolas Anelka
(London) 06 Seb 2020. Weeraryahankii hore reer France ee Nicolas Anelka ayaa aaminsan in kooxda Chelea ay heysato fursad weyn si…
Read More » -
England
Liverpool oo ku wargalisay Barcelona qiimaha ay kaga iibineyso Georginio Wijnaldum
(Liverpool) 06 Seb 2020. Sida lagu sheegay warbixin lagu daabacay wargeyska “Daily Mail” ee ka soo baxa dalka Ingiriiska, Ronald…
Read More »