Day: September 5, 2020
-
Italy
Luis Suarez oo diray fariin adag kahor inta uusan ka tagin kooxda Barcelona
(Barcelona) 05 Seb 2020. Waxaa laga yaabaa in saacado kooban ay ka harsan tahay in xiddiga reer Uruguay ee Luis Suarez…
Read More » -
Holland
Frenkie de Jong oo markii ugu horreysay ka hadlay sii joogista Lionel Messi ee Kooxda Barcelona
(Barcelona) 05 Seb 2020. Lionel Messi ayaa sii joogaya Kooxda Barcelona, iyadoo Frenkie de Jong uu markii ugu horreysay ka…
Read More » -
England
Man United oo iska lumisay furad ay kula soo saxiixan kartay Thiago Alcantara, iyagoo bedelkiisa la soo wareegay Marouane Fellaini!
(Manchester) 05 Seb 2020. Manchester United ayaa iska lumisay fursad ay kula soo saxiixan kartay Thiago Alcantara , waxaana la…
Read More » -
England
Kooxda Juventus oo isku diyaarinaysa inay isku darto ciyaaryahan iyo lacag kaash ah si ay gacanta ugu soo dhigto xiddig ka dheela Premier League
(Turin) 05 Seb 2020. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa la soo warinayaa inay isku diyaarinayso inay isku darto ciyaaryahan iyo…
Read More » -
Italy
Arturo Vidal oo qarka u saaran inuu ka tago Barcelona, xilli heshiis labo sano ah uu ugu biirayo Kooxda…
(Barcelona) 05 Seb 2020. Arturo Vidal ayaa la soo warinayaa inuu qarka u saaran yahay inuu ka tago Barcelona, iyadoo la…
Read More » -
England
Imise milyan ayuu ku kacayaa heshiiska ay Kooxda Manchester City kula soo wareegeyso Kalidou Koulibaly?
(Manchester) 05 Seb 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ee ka dhisan Waddanka Ingiriiska ayaa la soo warinayaa inay ku dhowdahay…
Read More » -
Spain
Musharraxa xilka Madaxweynaha Kooxda Barcelona oo ballan qaad adag u sameeyay Lionel Messi
(Barcelona) 05 Seb 2020. Víctor Font oo ah musharaxa madaxweynaha Barcelona, ayaa ka hadlay go’aankii Lionel Messi ee ahaa inuu xilli…
Read More » -
England
Olivier Giroud oo ka warbixiyay sida uu yahay xiriirka kala dhexeeya tababare Frank Lampard
(London) 05 Seb 2020. Weeraryahanka reer France iyo naadiga Chelsea ee Olivier Giroud ayaa ka hadlay sida uu yahay xiriirka kala…
Read More » -
Spain
AFAR rikoodh oo sugeysa inuu jabiyo Lionel Messi kaddib markii uu go’aansaday inuu la joogo Barcelona
(Barcelona) 05 Seb 2020. Xiddiga reer Argentine ee Lionel Messi ayaa si Rasmi ah u shaaciyay in uu sii joogi doono…
Read More » -
England
Olivier Giroud oo ka aragti dhiibtay imaatinta Timo Werner ee kooxda Chelsea
(London) 05 Seb 2020. Weeraryahanka reer France iyo kooxda Chelsea ee Olivier Giroud ayaa xaqiijiyay inuusan wax walwal ah qabin, kaddib…
Read More »