RASMI: Kooxda Manchester United oo lambarrada ka bedeshay labo ka mid ah xiddigaheeda… (Lambarkee loo dhiibay Mason Greenwood?)

(Manchester) 04 Seb 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa xaqiiisay in labarrada ka bedeshay labadeeda ciyaaryahan ee Greenwood iyo Williams.

Xiddigaha reer England ayaa iska tiiriyey lambarradii ay kooxda Man United horay ugu xiran jireen, iyagoo hadda kaddib qaadan doona lambarro cusub.

Mason Greenwood ayaa ka guuray lambar 26, waxaana uu xiran doonaa lambarka cusub ee 11-aad, halka daafaca Brandon Williams isaguna iska dhigay lambarkii uu qaadan jiray ee 53-aad, waxaana uu xiran doonaa lambarka 33-aad.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close