Day: September 3, 2020
-
England
Wijnaldum oo ka hadlay wararka ku saabsan inuu u dhaqaaqayo kooxda Barcelona
(Liverpool) 03 Seb 2020. Xiddiga reer Holland iyo kooxda Liverpool Georginio Wijnaldum ayaa faallo yar ka bixiyay wararka la xiriirinaya…
Read More » -
Spain
Muxuu ka yiri Modric wararka la xiriirinaya Lionel Messi inuu ka tagayo Barcelona??
(Madrid) 03 Seb 2020. Ciyaaryahanka qadka dhexe kooxda Real Madrid ee Luka Modric ayaa faallo ka bixiyay dhibaatada xiddiga reer Argentina…
Read More » -
Spain
“Ma fududa xaalada Gareth Bale ee kooxda Real Madrid”
(Madrid) 03 Seb 2020. Gareth Bale ayaa lala xiriirinayay inuu ka tagayo safka kooxda Real Madrid xagaagan, kaddib markii uu si…
Read More » -
England
Kaddib heshiiskii Van de Beek… Man United oo markale soo nooleyneysay raacdadii ay ugu jirtay Jadon Sancho
(Manchester) 03 Seb 2020. Shabakada “Sky Sports” ayaa shaacisay in kooxda kubadda cagta Manchester United ay markale soo nooleyneysay raacdadii ay…
Read More » -
Spain
“Waa inaad 100% diyaar u ahaato inaad ciyaarto” – Modric oo u digay Hazard
(Madrid) 03 Seb 2020. Ciyaaryahanka qadka dhexe kooxda Real Madrid ee Luka Modric ayaa sheegay in saaxiibkiisa reer Belgium ee Eden…
Read More » -
England
Halyeey kooxda Man United ah oo sharaxay tayada gaarka ah ee Van de Beek
(Manchester) 03 Seb 2020. Manchester United ayaa si rasmi ah u shaacisay inay dhameystirtay heshiiska xiddiga reer Holland ee Donny van…
Read More » -
England
Manchester City oo u soo bandhigeysa mushaar soo jiidasho leh Kalidou Koulibaly
(Manchester) 03 Seb 2020. Manchester City ayaa la filayaa in dalab cusub oo fiican ay u gudbiso kooxda Napoli isbuucaan, kaddib…
Read More » -
Spain
“Ka tagistiisa kooxda Barcelona lama hubo!” – ina adeerka Messi
(Barcelona) 03 Seb 2020. Xiddiga reer Argantina ee Maxi Biancucchi, oo ah ina adeerka Lionel Messi ayaa ka hadlay wararka la…
Read More » -
England
“Manchester United waxay heysataa xiddigaha ugu fiican qadka dhexe ee adduunka” – Van de Beek
(Manchester) 03 Seb 2020. Ciyaaryahanka cusub ee kooxda Manchester United ee Donny van de Beek ayaa shaaca ka qaaday in saaxiibkiisa…
Read More » -
Spain
Ramos oo cadeeyay go’aankiisa ku aadan cusbooneysiinta qandaraaskiisa iyo ka tagistiisa Real Madrid
(Madrid) 03 Seb 2020. Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa xaqiijiyay inuusan jirin wax heshiis ah uu la galay…
Read More »