Day: September 2, 2020
-
Spain
Faahfaahinta kulankii dhex maray aabaha Messi iyo Bartomeu si loo go’aamiyo mustaqbalka ciyaaryahanka ee kooxda Barcelona
(Barcelona) 02 Seb 2020. Sida ay shaaca ka qaadeen wargeysyada dalka Spain faahfaahinta kulankii dhex maray abaaha dhalay Lionel Messi ee…
Read More » -
Spain
“Waxaan rajeynayaa in Lionel Messi uu la sii joogi doono Barcelona” – Sergio Ramos
(Madrid) 02 Seb 2020. Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa muujiyay sida uu u jecel yahay inuu sii joogo…
Read More » -
England
RASMI: Man United oo ku dhawaaqday inay dhameystirtay heshiiska Van de Beek
(Manchester) 02 Seb 2020. Manchester United ayaa si rasmi ah u shaacisay inay dhameystirtay heshiiska xiddiga reer Holland ee Donny van…
Read More » -
France
RASMI: Neymar oo hoggaaminaya saddex ciyaaryahan oo ka tirsan Kooxda PSG, kuwaasoo uu haleelay Karona Fayras
(Paris) 02 Seb 2020. Neymar Jr ayaa noqday ciyaaryahankii saddexaad ee ka tirsan Kooxda koowaad ee PSG kaasoo laga helay…
Read More » -
England
“Waxaan la tartami doonaa Kooxaha Liverpool iyo Manchester City” – Timo Werner
(London) 02 Seb 2020. Xiddiga dhawaan galka ah kooxda Chelsea ee reer Germany Timo Werner in Frank Lampard uu diyaarinayo ciyaartooy,…
Read More » -
Spain
“Bixitaanka Lionel Messi waxay faa’iido u tahay kooxda Real Madrid” – Toni Kroos
(Madrid) 02 Seb 2020. Xiddiga qadka dhexe kooxda Real Madrid ee Toni Kroos ayaa qirtay in bixitaanka Lionel Messi oo la…
Read More » -
Champ' League
“Waan u dhowaan waayey Thiago!” Mason Mount oo afka furtay kaddib cashirkii adkaa ay ka barteen kooxda Bayern Munich
(London) 02 Seb 2020. Ciyaaryahanka qadka dhexe kooxda Chelsea ee Mason Mount ayaa qirtay in kulankii ay ku wajaheen naadiga Bayern…
Read More » -
Italy
Agaasimaha ciyaaraha Inter Milan oo ka hadlay wararka kooxdiisa la xiriirinaya Lionel Messi
(Milano) 02 Seb 2020. Inter Milan ayaa isaga baxday raacdadii ay ugu jirtay saxiixa xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi xagaagan,…
Read More » -
England
Halyeey naadiga Ajax ah oo aaminsan in Hakim Ziyech uu ku guuleysan doono kooxdiisa cusub ee Chelsea
(London) 02 Seb 2020. Halyeeyga kooxda Ajax Amsterdam ee Jesper Olsen ayaa wuxuu rajeynayaa in ciyaaryahanka reer Morocco ee Hakim Ziyech…
Read More » -
Spain
Aabaha dhalay Lionel Messi oo gaaray Barcelona si uu ugu diyaar garoobo go’aaminta mustaqbalka wiilkiisa
(Barcelona) 02 Seb 2020. Aabaha dhalay Lionel Messi ee Jorge Messi ayaa ka dagay magaalada Barcelona, si uu ugu diyaar garoobo…
Read More »