RASMI: Kooxda Bayern Munich oo xaqiijisay lambarka cusub ee uu Serge Gnabry xiran doono xilli ciyaareedka cusub

(Munich) 31 Agoosto 2020. Serge Gnabry ayaa xiran doona lambarka 7-aad ee kooxda Bayern Munich xilli ciyaareedka cusub ee 2020/21.

Kooxda reer Jarmal ee Bayern Munich ayaa xaqiijisay in Serge Gnabry uu xiran doono lambarka 7-aad xilli ciyaareedkan cusub.

Serge Gnabry oo dhankiisa ka hadlay inuu qaadan doono lambarkan 7-aad ayaa yiri: “Xaqiiqdii waxaan rajeynayaa inaan xirto lambarkaan mustaqbalka, Franck Ribéry wuxuu had iyo jeer ka farxiyaa taageerayaasha – taasi waxay i siineysaa xitaa dhiiro-gelin dheeri ah”.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close