Day: August 31, 2020
-
Spain
RASMI: Goorta la ciyaari doono labada kulan El Clasico xilli ciyaareedka cusub ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay
(Spain) 31 Agoosto 2020. Xiriirka kubada cagta Isbaanishka ayaa ku dhawaaqay caawa oo Isniin ah, goorta la ciyaari doono kulamada…
Read More » -
England
Jack Grealish oo markiisii ugu horreysay looga yeeray xulka England kaddib markii Marcus Rashford iyo Harry Winks laga saaray safka Saddexda libaax
(London) 31 Agoosto 2020. Jack Grealish ayaa markii ugu horreysay looga yeeray xulka qaranka England kaddib markii Marcus Rashford iyo…
Read More » -
Germany
RASMI: Kooxda Bayern Munich oo xaqiijisay lambarka cusub ee uu Serge Gnabry xiran doono xilli ciyaareedka cusub
(Munich) 31 Agoosto 2020. Serge Gnabry ayaa xiran doona lambarka 7-aad ee kooxda Bayern Munich xilli ciyaareedka cusub ee 2020/21.…
Read More » -
Italy
RASMI: Zlatan Ibrahimovic oo heshiiska u kordhiyey kooxdiisa AC Milan, xilli uu xiran doono Lambar cusub
(Milano) 31 Agoosto 2020. Zlatan Ibrahimovic ayaa heshiiska u kordhiyey kooxdiisa AC Milan, waxaana uu u saxiixay qandaraas hal sano…
Read More » -
Wararka
RASMI: Xulka qaranka Talyaaniga oo soo bandhigay maaliyadda uu ku ciyaari doono marka uu gurigiisa ku dheelayo.. + SAWIRRO
(Rome) 31 Agoosto 2020. Xulka qaranka Talyaaniga ayaa soo bandhigay maaliyadda cusub ee uu ciyaari doono marka ay garoonkooda ku dheelayaan…
Read More » -
Germany
Jerome Boateng: “Dagaalka Lionel Messi ee Barcelona wuxuu jiray ka hor kulankii Bayern Munich”
(Munich) 31 Agoosto 2020. Ciyaaryahan Jerome Boateng ayaa shaaca ka qaaday in dagaalka Lionel Messi iyo Barcelona uu jiray ka…
Read More » -
Italy
RASMI: Ciro Immobile oo qandaraaska u kordhiyey Kooxdiisa Lazio… (Meeqa sano ayuu u saxiixay?)
(Rome) 31 Agoosto 2020. Agaasimaha isgaarsiinta Kooxda Lazio ee Stefano De Martino ayaa ku dhawaaqay in Ciro Immobile uu naadiga u…
Read More » -
Ameerika
Madaxweynaha Argentina oo farriin u diray Lionel Messi, kuna wargeliyey inuu ku biiro Kooxda…
(Barcelona) 31 Agoosto 2020. Madaxweynaha Argentina ee Alberto Fernandez ayaa farriin u diray Lionel Messi, waxaana uu ugu yeeray inuu…
Read More » -
Horyaallada
Natiijada ka soo baxday baaritaankii la marsiiyey xiddigaha Kooxda Real Madrid… (Miyey jiraan laacibiin laga helay Korona Fayras?)
(Madrid) 31 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey natiijada ka soo baxday baaritaankii la marsiiyey xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid, iyadoo…
Read More » -
England
Barcelona oo bedelka Luis Suarez ka dhex aragta Kooxaha ka dhisan Magaalada Manchester
(Manchester) 31 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa inay bedelka Luis Suarez ka dhex aragto naadiga Manchester…
Read More »