Day: August 30, 2020
-
England
Donny van de Beek oo xiddigaha ay ka wada tirsan yihiin Ajax u sheegay Kooxda uu ku biirayo maalmaha soo aaddan… (Ma Barcelona mise Man United?)
(Amistardam) 30 Agoosto 2020. Donny van de Beek ayaa la soo warinayaa inuu xiddigaha ay ka wada tirsan yihiin Ajax…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Lionel Messi oo aan soo xaadirin Xarunta Baaritaanka Korona Fayras ee Barcelona… (Miyey yimaadeen Suarez, Rakitic, Vidal iyo Umtiti?)
(Barcelona) 30 Agoosto 2020. Xiddigaha kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa sidii ballantu ahayd saakay soo xaadiray xarunta looga baarayo caabuqa Korona…
Read More » -
England
Kaddib guushii xalay ee Arsenal, waa kuwee saddexda kooxood ee ugu hanashada badan Koobka FA Community Shield?
(London) 30 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa rigooreyaal ku garaacday Liverpool, waxaana ay xalay ku guuleysatay koobka FA Community…
Read More » -
England
Xavier Hernández oo magacaabay xiddiga khadka dhexe ee ugu fiican Adduunka, daafaca ugu wanaagsan & Tababaraha ugu fiican Dunida
(Qatar) 30 Agoosto 2020. Xavier Hernández ayaa ciyaaryahan ka ciyaara horyaalka Premier League u magacaabay xiddiga khadka dhexe ee ugu fiican…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo ku dhow inay la saxiixato Donny van de Beek & Laacibka oo laga waayey safkii Ajax ee Shalay ciyaaray
(Manchester) 30 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey in kooxda kubadda cagta Manchester United ay aad ugu dhow dahay inay la…
Read More » -
France
“Waxaan la saxiixan doonaa Lionel Messi, Cristiano Ronaldo iyo Pep Guardiola”
(Yurub) 30 Agoosto 2020. Dhowr warbaahin ayaa xaqiijisay in Lionel Messi uu codsaday inuu ka tago Barcelona xagaagan, waxaana lala xiriirinayay…
Read More » -
England
César Azpilicueta oo ka hadlay wararka Lionel Messi la xiriirinaya horyaalka Premier League
(London) 30 Agoosto 2020. Xiddiga reer Spain iyo kooxda Chelsea ee César Azpilicueta ayaa ka hadlay aragtidiisa kaga aadan wararka Lionel…
Read More » -
England
Manchester United oo isha ku heysa inay la soo saxiixato xiddig ka tirsan kooxda Real Madrid
(Manchester) 30 Agoosto 2020. Kooxda Manchester United ayaa isha ku heysa inay la soo saxiixato xiddiga ka tirsan naadiga Real Madrid…
Read More » -
England
Azpilicueta oo sharaxay sababta ka dambeysa hoos u dhaca ku yimid qaab ciyaareedka Eden Hazard ee kooxda Real Madrid
(London) 30 Agoosto 2020. Xiddiga reer Spain iyo kooxda Chelsea ee César Azpilicueta ayaa sharaxay sababta ay hoos ugu dhacday awooda…
Read More » -
England
Aubameyang oo shaki ka muujiyay mustaqbalkiisa kooxda Arsenal
(London) 30 Agoosto 2020. Xiddiga reer Gabon ee Pierre-Emerick Aubameyang ayaa shaki ka muujiyay mustaqbalkiisa kooxda ka dhisan waqooyiga magaalada London…
Read More »