Day: August 29, 2020
-
England
Arsenal oo garaacday Liverpool, kuna guuleysatay Koobka FA Community Shield… (Aubameyang iyo Minamino oo shabaqa soo taabtay)… + SAWIRRO
(London) 29 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa ku guuleystay koobka FA Community Shield, kaddib markii ay rigooreyaal ku garaacday…
Read More » -
England
Timo Werner oo shaqaba soo taabtay & Hakim Ziyech oo dhaawacmay kulan taageerayaal ay ka soo muuqdeen oo ay Chelsea barbaro la gashay Brighton… + SAWIRRO
(Brighton) 29 Agoosto 2020. Afar daqiiqo ayay ku qaatay Timo Werner inuu dhaliyo goolkiisii ugu horreeyey ee Kooxda Chelsea, iyadoo…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Final-ka FA Community Shield ee Kooxaha Arsenal iyo Liverpool oo la shaaciyay… (Yaa ku soo bilowday kulanka ka dhacaya Wembley?)
(London) 29 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan maqribnimada maanta kooxaha…
Read More » -
England
Weeraryahanka Kooxda Liverpool ee Sadio Mane oo Albaabada u furay u dhaqaaqista Barcelona
(Liverpool) 29 Agoosto 2020. Weeraryahanka Kooxda kubadda cagta Liverpool ee Sadio Mane ayaa la soo warinayaa inuu Albaabada u furay…
Read More » -
England
“Heshiisyada badan ma ahan wax fiican” – Jürgen Klopp
(Liverpool) 29 Agoosto 2020. Jamaahiirta Liverpool ayaa galay xaalad walwal ah kaddib markii uu tababare Jürgen Klopp ka hadlay qorshayaasha kooxda…
Read More » -
England
Halyeey Chelsea ah oo Lampard kaga digay hal arrin uu ku weyn karo shaqadiisa kooxda
(London) 29 Agoosto 2020. Laacibkii hore kooxda Chelsea ee Craig Burley ayaa kaga digay tababaraha haatan leyliya Blues ee Frank Lampard,…
Read More » -
England
Horudhaca: Arsenal vs Liverpool: Wax walba oo aad uga baahan tahay kulanka adag ee FA Community Shield
(London) 29 Agoosto 2020. Maanta waxaa la ciyaarayaa kulanka koobka FA Community Shield, iyadoo Arsenal iyo Liverpool ay koox waliba…
Read More » -
England
Jamie Carragher oo ka aragti dhiibtay wararka Lionel Messi la xiriirinaya horyaalka Premier League
(Liverpool) 29 Agoosto 2020. Halyeeyga kooxda Liverpool ee Jamie Carragher ayaa aaminsan in Reds aysan lasoo saxiixan doonin kabtanka naadiga Barcelona…
Read More »