RASMI: Kooxda Real Madrid oo la soo wareegtay mid ka mid ah xiddigaha ka xamaasha horyaalka La Liga

(Madrid) 27 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa heshiis amaah ah kula soo wareegtay ciyaaryahan Hugo Duro.

Naadiga Getafe ayaa xaqiijisay in Hugo Duro uu heshiis hal xilli ciyaareed oo amaah ah ugu biiray Kooxda Real Madrid.

Tababaraha Castilla ee Raul Gonzalez ayaa doonayay inuu shaxdiisa ku darsado 20-sano jrikaan, iyadoo heshiiskan ay qayb ka tahay in Los Blancos ay iibsan karto weeraryahanka haddii uu anfaco.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close