Day: August 27, 2020
-
England
Magaca Kooxda uu heshiiska shaqsiga ah la galay Kabtan Lionel Messi oo shaaca laga qaaday
(Barcelona) 27 Agoosto 2020. Waxaa shaaca laga qaaday magaca kooxda kubadda cagta ee Kabtan Lionel Messi uu heshiiska shaqsiga ah la…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Kooxda Real Madrid oo la soo wareegtay mid ka mid ah xiddigaha ka xamaasha horyaalka La Liga
(Madrid) 27 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa heshiis amaah ah kula soo wareegtay ciyaaryahan Hugo Duro. Naadiga Getafe…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Chelsea oo ku dhawaaqday inay dhammaystirtay saxiixa daafac Faransiis ah
(London) 27 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta ayaa ku dhawaaqday inay dhammaystirtay daafaca reer France ee Malang Sarr ayaa ah mid…
Read More » -
England
RASMI: Paul Pogba oo laga helay Korona Fayras xilli laga saaray liiska xiddigaha xulka Faransiiska… (Yaa lagu bedelay booskiisa?)
(Paris) 27 Agoosto 2020. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Manchester United Paul Pogba ayaa laga helay caabuqa Korona Fayras, waxaana laga…
Read More » -
England
Siddeed ka mid ah xiddigaha Chelsea oo laga helay Korona Fayras, xilli si hoose loo soo dusiyey Magacyada xiddigahaas!
(London) 27 Agoosto 2020. Warbaahinta Ingiriiska ayaa inteeda badan warinaysa in tiro ka mid ah xiddigaha Kooxda kubadda cagta Chelsea laga…
Read More » -
Spain
“Qofna ma iibsan doono Lionel Messi sababtan darteed!”
(Spain) 27 Agoosto 2020. Magaca Lionel Messi ayaa lala xiriirinayaa inuu ka tagayo Barcelona xagaagan, kaddib markii uu ka codsaday maamulka…
Read More » -
Spain
Madaxweynihii hore ee kooxda Real Madrid oo difaacay Josep Maria Bartomeu
(Spain) 27 Agoosto 2020. Madaxweynihii hore kooxda Real Madrid ee Ramon Calderon ayaa difaacay madaxweynaha haatan ee Barcelona Josep Maria Bartomeu,…
Read More » -
France
Thiago Silva oo fariin qiiro leh ku macsalaameeyay kooxda Paris Saint-Germain
(Paris) 27 Agoosto 2020. Xiddiga reer Brazil ee Thiago Silva ayaa si rasmi ah u shaaciyay ka tagistiisa kooxda reer France…
Read More » -
Italy
Lionel Messi oo talo muhiim ah ka helay wakiilkiisii hore ee Josep Maria Minguella
(Yurub) 27 Agoosto 2020. Wakiilkii hore ee Lionel Messi, Josep Maria Minguella ayaa kula taliyay kabtanka Barcelona inuu ku biro xilli…
Read More » -
England
“Waxa ku dhacaya Gareth Bale ma ahan wax cusub” – Ryan Giggs
(Yurub) 27 Agoosto 2020. Halyeeyga kooxda Manchester United isla markaana ah macalinka xulka qaranka Weles ee Ryan Giggs ayaa difaacay…
Read More »