RASMI: Liiska xiddigaha xulka qaranka Germany uga qeyb-galaya Nations League oo la shaaciyey… (Havertz oo hoggaaminaya & Kehrer oo ku jira)

(Yurub) 25 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey Liiska xiddigaha xulka qaranka Germany uga qeyb-galaya kulammadiisa ku soo aaddan ee Nations League.

Macallin Joachim Löw ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay goordhow liiska xiddigaha xulka qaranka Germany, waxaana hoggaanka u haya laacibka Bayer Leverkusen ee Kai Havertz, iyadoo sidoo kale uu ku jiro Kehrer.

Sane ayaa sidoo kale ka dhex muuqda Liiskan uu shaaciyey Macallin Joachim Löw si la mid ah Toni Kroos iyo Timo Werner.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha xulka qaranka Germany uga qeyb galaya Nations League:-

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close