Day: August 25, 2020
-
Italy
RASMI: Inter Milan oo go’aamisay mustaqbalka Antonio Conte
(Milano) 25 Agoosto 2020. Kooxda reer Talyaani ee Inter Milan ayaa ku dhawaaqday in tababaraheeda Antonio Conte uu sii joogi doono…
Read More » -
Spain
Messi oo go’aanka mustaqbalkiisa u gudbiyey maamulka Barcelona… (Muxuu ka codsaday kaddib Fakiskii uu u soo diray?)
(Barcelona) 25 Agoosto 2020. Warbaahinta Spain ayaa waxay shaaca ka qaadeen in maamulka Barcelona ay xaqiijiyeen inay soo gaartay warqad kaga…
Read More » -
Ameerika
Warbaahinta Argentine oo shaaca ka qaaday waqtiga uu Lionel Messi ku dhawaaqi doono go’aankiisa… (Waa goorma?)
(Barcelona) 25 Agoosto 2020. Warbaahinta dalka Argentine ayaa warinaya waqtiga uu Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ku dhawaaqi doono go’aankiisa…
Read More » -
England
RASMI: Weeraryahankii Chelsea ee Pedro oo dhammaystiray ku biiristiisa Kooxda Roma
(Rome) 25 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Roma ee ka dhisan dalka Talyaaniga ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa Pedro…
Read More » -
Germany
RASMI: Liiska xiddigaha xulka qaranka Germany uga qeyb-galaya Nations League oo la shaaciyey… (Havertz oo hoggaaminaya & Kehrer oo ku jira)
(Yurub) 25 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey Liiska xiddigaha xulka qaranka Germany uga qeyb-galaya kulammadiisa ku soo aaddan ee Nations…
Read More » -
Italy
RASMI: Tababare Andrea Pirlo oo xaqiijiyey xiddig weyn oo xagaagan ka tagaya Kooxda Juventus
(Turin) 25 Agoosto 2020. Macallinka cusub ee Juventus, Andrea Pirlo ayaa xaqiijiyey in xiddig weyn oo ka mid ah kuwa…
Read More » -
Champ' League
Miyaa taageerayaasha loo ogolaan doonaa inay ka qeyb-qaataan kulanka UEFA Super Cup ee dhexmari doona Kooxaha Bayern Munich iyo Sevilla?
(Yurub) 25 Agoosto 2020. Taageerayaasha ayaa loo ogolaan doonaa inay xaadiraan kulanka UEFA Super Cup, kaasoo Budapest oo ah caasimada dalka…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Laacibka ku guuleystay abaal-marinta xiddiga isbuuca ee Champion League oo la shaaciyay
(Yurub) 25 Agoosto 2020. Xiriirka kubada cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay ciyaaryahanka ku guuleystay abaal-marinta xiddiga isbuuca…
Read More » -
England
Raheem Sterling oo looga shakiyey Korona Fayras kaddib markii uu ka qeyb-galay xaflad ka dhacday Dalka Jamaica… (Maxay tahay natiijada ka soo baxday baaritaankii lagu sameeyey?)
(Manchester) 25 Agoosto 2020. Ciyaaryahanka kooxda kubadda cagta Manchester City ee Raheem Sterling ayaa looga shakiyey inuu haleelay faafaha Korona…
Read More » -
England
RASMI: Liiska xiddigaha xulka qaranka England uga qeyb-galaya UEFA Nations League oo la shaaciyey… (Phil Foden iyo Greenwood oo markii ugu horreysay loo wacay & Harry Maguire oo…)
(London) 25 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha xulka qaranka England uga qeyb-galaya tartanka UEFA Nations League bisha soo socota,…
Read More »