Day: August 24, 2020
-
England
Kooxda Chelsea oo todobaadkaan dhammaystiraysa saxiixa Thiago Silva… (Lambarkee ayuu Blues u xiran doonaa kabtankii PSG?)
(London) 24 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa la soo warinayaa inay todobaadkan dhammaystirayso saxiixa kabtankii kooxda Paris Saint-Germain…
Read More » -
Spain
Ronald Koeman oo loo gacan gelinayo guud ahaan xakamaynta suuqa kala iibsiga ee Kooxda Barcelona & Saddexda xiddig ee bartilmaameedka u ah haatan
(Barcelona) 24 Agoosto 2020. Tababare Ronald Koeman ayaa la soo warinayaa in xornimo buuxda loo siiyey inuu la soo saxiixdo ciyaaryahankii…
Read More » -
Champ' League
SHANTA Cayaaryahan ee ugu wanaagsanayd xilli ciyaareedkan Champions League dhan walba oo shaaca laga qaaday
(Lisbon) 24 Agoosto 2020. Xilli ciyaareedka 2019/20 ayaa lagu soo gabagabeeyay in la arko kooxda Bayern Munich oo ku guuleysanaysa…
Read More » -
Champ' League
Mbappé oo faallo ka bixiyay guuldaradii Champions League wuxuuna hambalyo u diray kooxda Bayern Munich
(Lisbon) 24 Agoosto 2020. Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé ayaa muujiyay sida uu ugu xun yahay inay ku…
Read More » -
Champ' League
Kaddib ku guuleysigooda koobka Champions League Robert Lewandowski oo gaaray rikoodh taariikhi ah
(Lisbon) 24 Agoosto 2020. Weeraryahanka Robert Lewandowski iyo kooxdiisa Bayern Munich ayaa xalay wada gaaray guul weyn kaddib markii ay kaga…
Read More » -
Champ' League
Thomas Tuchel oo sharaxaad ka bixiyay sababta ka dambeysay guuldarradii ay kala kulmeen Bayern Munich
(Lisbon) 24 Agoosto 2020. Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Thomas Tuchel ayaa sharaxay sababta ka dambeysay guuldarradii ay kala kulmeen Bayern…
Read More » -
Champ' League
“Paris Saint-Germain waxay ku guuleysan doontaa Champions League” – Nasser Al-Khelaifi
(Lisbon) 24 Agoosto 2020. Nasser Al-Khelaifi oo ah milkiilaha kooxda reer France ee Paris Saint-Germain ayaa balan qaaday inay ku…
Read More » -
Champ' League
“Waxaan doonayaa inaan ku guuleysto Barcelona xilli ciyaareedka soo socda” – Philippe Coutinho
(Lisbon) 24 Agoosto 2020. Xiddiga reer Brazil ee Philippe Coutinho ayaa sheegay inuu doonayo inuu ku laabto kooxda Barcelona inta…
Read More » -
Champ' League
Muxuu ka yiri Neymar Jr kaddib guuldarradii ka soo gaartay kooxda Bayern Munich??
(Lisbon) 24 Agoosto 2020. Xiddiga reer Brazil iyo kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar Jr ayaa saameyn weyn ku yeelatay guuldarradii…
Read More »