Day: August 23, 2020
-
Champ' League
Bayern Munich oo markeedii LIXAAD ku guuleysatay koobka Champions League, kaddib markii ay guul dirqi ah ka qaateen PSG… +SAWIRRO
(Lisbon) 23 Agoosto 2020. Bayern Munich ayaa markeedii LIXAAD ee taariikhda ku guuleysatay koobka Champions League, kaddib markii ay guul dirqi…
Read More » -
Italy
RASMI: Kooxda Barcelona oo xaqiijisay in saxiixeeda cusub ee Miralem Pjanic uu ku dhacay Korona Fayras
(Barcelona) 23 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta ayaa xaqiijisay in saxiixeedii ugu weynaa ee ay xagaagan la soo wareegto ee Miralem…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka caawa ee Final-ka Champions League Kooxaha PSG iyo Bayern Munich oo la shaaciyay
(Lisbon) 23 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha PSG…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo saddexdaan xiddig midkood la soo wareegeysa haddii ay ku guuldarreysato Jadon Sancho
(Manchester) 23 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa in saddex xiddig midkood ay la soo wareegeyso…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Waa imise lacagta laga doonayo inuu bixiyo Kabtanka Man United ee Harry Maguire si uu uga fogaado Saddex Sano oo xarig ah?
(Manchester) 23 Agoosto 2020. Kabtanka Kooxda Manchester United ee Harry Maguire ayaa la soo warinayaa inuu bixin karo lacag si…
Read More » -
England
Kooxaha Liverpool iyo Manchester City oo ku dagaallamaya saxiixa laacibka Wolves ee Adama Traore
(England) 23 Agoosto 2020. Sida wararku ay sheegayaan kooxaha Liverpool iyo Manchester City ayaa isku diyaarinaya dagaal fool ka fool ah…
Read More » -
Champ' League
“Waxaan u imid Paris Saint-Germain si aan ugu guuleysto Champions League” – Mbappé
(Lisbon) 23 Agoosto 2020. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé ayaa sheegay inuu ugu biiray PSG, si uu…
Read More » -
Champ' League
De Lima Ronaldo oo ka hadlay suurtogalnimada uu Neymar ku qaadi karo Champions League
(Lisbon) 23 Agoosto 2020. Halyeyga reer Brazil ee Ronaldo Luís Nazário de Lima ayaa ka hadlay suurtogalnimada uu Neymar ku qaadi karo…
Read More » -
Champ' League
Luis Figo oo ka hadlay wararka la xiriirinaya Lionel Messi inuu ka tagayo kooxda Barcelona
(Yurub) 23 Agoosto 2020. Ciyaaryahankii hore kooxaha Barcelona iyo Real Madrid ee Luis Figo ayaa xaqiijiyay inay adag tahay in Lionel…
Read More » -
France
Ronaldo oo sheegay xiddiga u wanaagsan kooxda Real Madrid inay la saxiixato Neymar iyo Mbappé
(Yurub) 23 Agoosto 2020. Halyeyga reer Brazil ee Ronaldo Luís Nazário de Lima ayaa xaqiijiyay in haddii ay kooxda Real Madrid…
Read More »