Day: August 18, 2020
-
Champ' League
PSG oo jaratay tikitka finalka Champions League kaddib markii ay si raaxo leh kaga adkaatay kooxda RB Leipzig… +SAWIRRO
(Lisbon) 18 Agoosto 2020. PSG ayaa jaratay tikitka finalka tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League kaddib markii ay si raaxo…
Read More » -
Spain
Josep Maria Bartomeu oo xaqiijiyay in Ronald Koeman uu noqon doono macallinka xiga ee Kooxda Barcelona
(Barcelona) 18 Agoosto 2020. Madaxweynaha kooxda Barcelona ee Josep Maria Bartomeu ayaa xaqiijiyay in Ronald Koeman uu noqon doono macalinka xiga…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka caawa Champions League ee Kooxaha RB Leipzig iyo Paris Saint-Germain oo la shaaciyay
(Lisbon) 18 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha RasenBallsport…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Barcelona oo xaqiijisay in qalliin lagu sameeyey goolhaye Marc-Andre ter Stegen & Muddada uu garoomada ka maqnaan doono
(Barcelona) 18 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa xaqiijisay in qalliin guuleystay lagu sameeyey goolhaye Marc-Andre ter Stegen, iyadoo sidoo…
Read More » -
Spain
DEG DEG: Kooxda Barcelona oo cayrisay Agaasimaheedii Ciyaaraha ee Eric Abidal
(Barcelona) 18 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa ku dhawaaqday inay shaqada ka cayrisay Agaasimaheedii dhanka ciyaaraha ee Eric Abidal.…
Read More » -
Spain
Labada laacib uu heysan doono & kuwa uu diri doono haddii Ronald Koeman loo dhiibo xilka tababarenimo ee Barcelona oo la shaaciyay
(Barcelona) 18 Agoosto 2020. Ronald Koeman ayaa lagu wadaa in loo dhiibo xilka tababarenimo ee kooxda Barcelona, kaddib markii shalay shaqadaas…
Read More » -
Spain
Andres Iniesta oo ka hadlay xaallada adag ay hadda ku jirto kooxda Barcelona & sida ay kaga gudbi karaan
(Barcelona) 18 Agoosto 2020. Halyeeyga Barcelona iyo xulka qaranka Spain ee Andres Iniesta ayaa dhambaal muhiim ah u diray kooxdiisii hore…
Read More » -
Spain
Samuel Eto’o oo si xiiso leh kaga hadlay wararka ku saabsan ka tagista Lionel Messi ee kooxda Barcelona
(Barcelona) 18 Agoosto 2020. Xiddigii hore kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Cameroon ee Samuel Eto’o ayaa si weyn kaga soo horjeestay…
Read More » -
Italy
Muxuu ka yiri Tababare Antonio Conte guushii weyneyd ay xalay ka gaareen kooxda Shakhtar Donetsk?
(Yurub) 18 Agoosto 2020. Tababaraha kooxda Inter Milan Antonio Conte ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay guushii weyneyd ay xalay…
Read More » -
England
RASMI: David Silva oo 10 sano kaddib dib ugu laabtay horyaalka Spain
(Yurub) 18 Agoosto 2020. Kooxda reer Spain ee Real Sociedad ayaa ku dhawaaqday inay la soo wareegtay ciyaaryahankii hore kooxda Manchester…
Read More »