Day: August 16, 2020
-
England
Kooxda Sevilla oo iska xaadirisay finalka Europa League kaddib markii ay ka adkaatay Manchester United… +SAWIRRO
(Yurub) 16 Agoosto 2020. Kooxda Sevilla ayaa iska xaadirisay finalka Europa League kaddib markii ay kaga adkaatay Manchester United 2-1, kulankii…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Europa League ee kooxaha Sevilla iyo Man United oo la shaaciyay
(Yurub) 16 Agoosto 2020. Kooxaha Sevilla iyo Manchester United ayaa caawa ku wada ciyaari doona garoonka RheinEnergieSTADION ee dalka Germany, kulanka…
Read More » -
England
Lukaku oo ammaan ka helay halyeey Man United ah kaddib bandhigiisii kooxda Inter Milan
(Yurub) 16 Agoosto 2020. Weeraryahanka reer Belguim ee Romelu Lukaku ayaa kooxdiisa Inter Milan ka sameeyay xilli ciyaareedkan bandhig fiican. Halyeyga…
Read More » -
Spain
Jamaahiirta kooxda Barcelona oo u codeeyay magaca macallinkooda xiga
(Barcelona) 16 Agoosto 2020. Taageerayaasha kooxda Barcelona ayaa u codeeyay magaca macalinka cusub oo ay jeclaan lahaayeen inuu la wareego…
Read More » -
Champ' League
RASMI: Kooxda Isbuuca ee Champions League oo la shaaciyey… (Lewandowski & Muller oo hoggaaminaya 11-kii xiddig ee ugu shidnaa todobaadkan UCL)
(Yurub) 16 Agoosto 2020. Xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa shaaca ka qaaday kooxda isbuuca ugu fiicnayd tartanka Champions League.…
Read More » -
England
RASMI: Laacibka ku guuleystay abaal-marinta xiddiga ugu fiicanaa Premier League 2019-20 oo la shaaciyay… (Kevin De Bruyne mise Jordan Henderson?)
(England) 16 Agoosto 2020. Waxaa goordhow la shaaciyey laacibka ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiicnaa xilli ciyaareedka 2019/20 horyaalka Premier…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo diyaar u ah inay u dhaqaaqo saxiixa kabtanka Barcelona ee Lionel Messi
(Manchester) 16 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa la soo warianyaa inay diyaar u tahay inay u dhaqaaqdo…
Read More » -
Champ' League
Afarta ciyaaryahan ee u sharraxan xiddiga Isbuuca ee Champions League oo la shaaciyey & Neymar oo hoggaaminaya
(Yurub) 16 Agoosto 2020. Xiriirka kubada cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay ciyaartoyda u sharraxan abaal-marinta xiddiga isbuuca…
Read More » -
England
Horudhac: Sevilla vs Man United – Shaxda ay ku soo geli karaan, Xaqiiqooyinka & Wax waliba oo aad uga baahan tahay kulanka caawa ay labadaan Koox midkood gaari karto final-ka Europa League
(Cologne) 16 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa caawa kulan ka tirsan Afar dhammaadka Europa League la ciyaari…
Read More »