Day: August 15, 2020
-
Champ' League
Kooxda Lyon oo iska xaadirisay afar dhammaadka Champions League kaddib markii ay maraqa cabtay Manchester City, kana tuurtay tareenka tartanka… + SAWIRRO
(Lisbon) 15 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Lyon ee reer France ayaa iska xaadirisay afar dhammaadka tartanka Champions League markii ay…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka caawa Champions League ee Kooxaha Manchester City iyo Lyon oo la shaaciyay
(Lisbon) 15 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Manchester…
Read More » -
England
RASMI: Tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp oo ku guuleystay abaal-marinta macallinka xilli ciyaareedka ugu fiicnaa horyaalka Premier League
(Liverpool) 15 Agoosto 2020. Tababaraha Kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ku guuleystay abaal-marinta macallinka xilli ciyaareedka 2019-20 ugu…
Read More » -
England
Liverpool oo markale weydiisatay Marco Asensio & Real Madrid oo jawaab ka bixisay
(Liverpool) 15 Agoosto 2020.Wararka ka imaanaya Spain ayaa waxay sheegayaan in Liverpool ay ku soo laabatay xiisihii ay u qabtay…
Read More » -
Champ' League
Josep Maria Bartomeu oo si kulul kaga hadlay xasuuqii xalay soo gaaray kooxdiisa Barcelona
(Lisbon) 15 Agoosto 2020. Madaxweynaha kooxda Barcelona ee Josep Maria Bartomeu ayaa sheegay inuu gaari doono go’aano muhiim ah, kaddib markii…
Read More » -
Champ' League
Kaddib xasuuqii xalay Rio Ferdinand oo shaki galiyay mustaqbalka Lionel Messi ee kooxda Barcelona
(Lisbon) 15 Agoosto 2020. Halyeeyga kooxda Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa ayaa kula taliyey xiddiga reer Argantina ee Lionel Messi…
Read More » -
Champ' League
Horudhac: Manchester City vs Lyon– Shaxda ay ku soo geli karaan, Xaqiiqooyinka & Wax waliba oo aad uga baahan tahay kulanka caawa ee Champions League
(Lisbon) 15 Agoosto 2020. Manchester City ayaa kulan ka tirsan siddeed dhammaadka Champions League, waxa ay magaalada Lisbon kula ciyaari…
Read More »