Day: August 13, 2020
-
Champ' League
Kooxda RB Leipzig oo markeedii ugu horreysay taariikhdeeda gaartay afar dhammaadka Champions League kaddib markii ay guul xilli dambe ka qaadatay Atletico Madrid
(Lisbon) 13 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta RasenBallsport Leipzig ee dalka Jarmalka ka dhisan ayaa gaartay afar dhammaadka Champions League markeedii…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee Kooxaha RB Leipzig iyo Atletico Madrid oo la shaaciyay
(Lisbon) 13 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha RasenBallsport…
Read More » -
Champ' League
Kooxda Barcelona oo gaartay Magaalada Lisbon ka hor kulankeeda habeen dambe ee Champions League… (MUUQAAL + SAWIRRO)
(Lisbon) 13 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa gaartay Magaalada Lisbon ee dalka Portugal ka hor kulankeeda siddeed dhammaadka Champions…
Read More » -
England
Jadon Sancho oo si maldahan kaga hadlay mustaqbalkiisa kooxda Borussia Dortmund
(Dortmund) 13 Agoosto 2020. Da’ayarka reer England ee Jadon Sancho ayaa si maldahan u sheegay inuu muddo dheer la sii joogi…
Read More » -
Champ' League
“Kylian Mbappé iyo Neymar Jr waxay waligood joogi doonaan PSG” – Nasser Al-Khelaifi
(Paris) 13 Agoosto 2020. Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Nasser Al-Khelaifi ayaa carabka ku adkeeyay sida ay uga go’an…
Read More » -
England
RASMI: Xiddiga ku guuleystay abaal-marinta goolkii ugu quruxda badnaa xilli ciyaareedka oo la shaaciyay… (Bruno, De Bruyne mise Son?)
(England) 13 Agoosto 2020. Maamulka Premier League ayaa ku dhawaaqay xiddiga ku guuleystay abaal-marinta goolkii ugu quruxda badnaa horyaalka ee xilli…
Read More » -
France
Jorge Mendes oo Cristiano Ronaldo u bandhigaya kooxo badan oo ay qeyb ka tahay Barcelona
(Losbon) 13 Agoosto 2020. Khabiirka kubbadda cagta Spain ee Guillem Balagué ayaa sheegay in Jorge Mendes uu isku dayayo inuu ka…
Read More » -
Champ' League
“Qof walba ee ka shakisan awooda PSG waa inuu maankiisa badelaa” – Nasser Al-Khelaifi
(Losbon) 13 Agoosto 2020. Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Nasser Al-Khelaifi ayaa ka hadlay guusha soo laabashada aheyd ay…
Read More » -
France
Arsene Wenger oo go’aamiyay wararka la xiriirinaya kooxda Barcelona
(Yurub) 13 Agoosto 2020. Sida ay shaaciyeen warbaahinta Faransiiska Barcelona ayaa u soo bandhigtay tababaraha halyeeyga ah ee Arsene Wenger inuu…
Read More » -
Champ' League
Muxuu ka yiri Thomas Tuchel guushii soo laabashada aheyd ay ka gaareen kooxda Atalanta?
(Lisbon) 13 Agoosto 2020. Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Thomas Tuchel ayaa sheegay in naadiga reer Talyaani ee Atalanta aysan u…
Read More »