Day: August 11, 2020
-
England
Kooxaha Sevilla iyo Shakhtar Donetsk oo iska xaadiriyey afar dhammaadka Europa League & Isku aadka Semi-finalka oo soo dhammaystirmay
(Yurub) 11 Agoosto 2020. Kooxaha Sevilla iyo Shakhtar Donetsk ayaa iska xaadiriyey afar dhammaadka Europa League, iyadoo Isku aadka Semi-finalka…
Read More » -
England
Safafka rasmiga ah Kulammada caawa Europa League ee Kooxaha Wolves vs Sevilla & Shakhtar Donetsk vs Basel oo la shaaciyay
(Yurub) 11 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoommada ku soo galayaan caawa afarta kooxood ee…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Tottenham oo dhammaystirtay saxiixa Pierre-Emile Hojbjerg… (Lambarkee ayuu u qaadan doonaa Spurs?)
(London) 12 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Tottenham ayaa ku dhawaaqday inay dhammaystirtay saxiixa Pierre-Emile Hojbjerg, kaasoo ay kala soo…
Read More » -
Champ' League
Kooxda PSG oo u safartay dalka Portugal ka hor kulankooda Champions League & Xiddig muhiim ah oo aan u ciyaari doonin kulanka habeen dambe
(Paris) 11 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta PSG ee ka dhisan caasimadda Faransiiska ayaa u saftay Magaalada Lisbon ee dalka…
Read More » -
England
Kooxda Tottenham oo tijaabada caafimaad loo maray… (Booskee ka ciyaaraa xiddiga ku soo biiraya?)
(London) 11 Agoosto 2020. Ciyaaryahanka Hojbjerg ayaa ka gudbay tijaabada caafimaad oo uu u maray Kooxda kubadda cagta Tottenham. Shabakadda Sky…
Read More » -
England
Kooxaha Barcelona iyo Paris Saint-Germain oo ku dagaalamaya saxiixa xiddig ka tirsan Arsenal
(Yurub) 11 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa kula soo biirtay naadiga Barcelona loolanka loogu jiro adeega laacibka ka…
Read More » -
England
Kaddib go’aankii Borussia Dortmund tababare Solskjær oo ka hadlay go’aankiisa kaga aadan heshiiska Jadon Sancho
(Manchester) 11 Agoosto 2020. Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa kaddib markii ay xalay u soo baxeen wareega…
Read More » -
England
Kaddib Hakim Ziyech, Chelsea oo ku dhow inay la saxiixato xiddig kale ee ka tirsan kooxda Ajax
(London) 11 Agoosto 2020. Shabakada “Sky Sports” ayaa shaacisay in maamulka kooxda Chelsea ay doonayaan inay la soo saxiixdaan xiddig kale…
Read More » -
England
Ole Gunnar Solskjær oo ka hadlay dareenkiisa kaddib markii ay Man United u gudubtay wareega afarta ee tartanka Europa League
(Yurub) 11 Agoosto 2020. Macalinka reer Norway ee Ole Gunnar Solskjær ayaa ka hadlay dareenkiisa kaddib markii ay kooxdiisa Manchester United…
Read More » -
Germany
Kulamada CAAWA laga ciyaarayo tartanka Europa League & saacada la baasanayo
(Yurub) 11 Agoosto 2020. Waxaa Caawa la ciyaari doonaa kulamo qaar ee ka tirsan wareega siddeeda ee tartanka UEFA Europa…
Read More »