Shaxda rasmiga ah kulanka Europa League ee Kooxaha Manchester United iyo Koebenhavn oo la shaaciyay

(Germany) 10 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Manchester United iyo Koebenhavn, kuwaasoo ku ballansan siddeed dhammaadka Europa League.

Kulankan oo ah hal lug ayaa kooxdiisa caawa adkaata labadaan naadi waxa ay iska xaadirin doontaa afar dhammaadka tartankan, iyadoo Semi-finalka Europa League ka ciyaari doonta kooxdii soo adkaata habeen dambe kooxaha Wolves iyo Seville.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Manchester United XI:

Koebenhavn XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close