Shaxda rasmiga ah kulanka Europa League ee Kooxaha Inter Milan iyo Bayer Leverkusen oo la shaaciyay

(Düsseldorf) 10 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Inter Milan iyo Bayer Leverkusen, kuwaasoo ku ballansan siddeed dhammaadka Europa League.

Kulankan oo ah hal lug ayaa kooxdiisa caawa adkaata labadaan naadi waxa ay iska xaadirin doontaa afar dhammaadka tartankan, iyadoo Semi-finalka Europa League ka ciyaari doonta kooxdii soo adkaata habeen dambe kooxaha Shakhtar Donetsk iyo Basel.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Inter Milan XI:

Image

Bayer Leverkusen XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close