Day: August 10, 2020
-
England
Kooxaha Inter Milan iyo Manchester United oo iska xaadiriyey afar dhammaadka Europa League
(Yurub) 11 Agoosto 2020. Kooxaha Inter Milan iyo Manchester United ayaa iska xaadiriyey afar dhammaadka Europa League, kaddib guul muhiim u ahaa…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka Europa League ee Kooxaha Manchester United iyo Koebenhavn oo la shaaciyay
(Germany) 10 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Manchester…
Read More » -
Germany
Shaxda rasmiga ah kulanka Europa League ee Kooxaha Inter Milan iyo Bayer Leverkusen oo la shaaciyay
(Düsseldorf) 10 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Inter…
Read More » -
England
RASMI: Man United oo niyad jab wayn la kulantay & Jadon Sancho oo sii joogi doona Kooxdiisa Borussia Dortmund
(Dortmund) 10 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la kulantay niyad jabkii ugu weynaa kaddib markii loo sheegay inaysan…
Read More » -
England
Ole Gunnar Solskjær oo ammaan kala dul dhacay xiddig ka tirsan kooxda Man United kahor kulanka caawa
(Manchester) 10 Agoosto 2020. Tababaraha reer Norway iyo kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa kahor kulanka caawa…
Read More » -
Italy
Kooxda Real Madrid oo lacag kaash ah Kroos ama Isco midkood ku dareysa si ay u hesho xiddig ka tirsan Juventus
(Madrid) 10 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee ka dhisan dalka Spain ayaa la soo warinayaa inay doonayso…
Read More » -
England
Kooxda Barcelona oo ciyaaryahan iyo lacag kaash ah isku daraysa si ay ula soo wareegto xiddig ka tirsan Manchester City
(Barcelona) 10 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa inay qorsheynayso inay Naadiga reer England ka soo qaadato…
Read More » -
Champ' League
Kahor kulanka Bayern Munich imisa gool ayuu Lionel Messi ka dhaliyay wareega sddeeda ee tartanka Champions League?
(Yurub) 10 Agoosto 2020. Kaddib markii uu ku hogaamiyay in Barcelona ay garaacdo kooxda Napoli kulankii lugta labaad wareega 16-ka…
Read More » -
England
Xaqiiqooyin aad uga baahan tahay inaad ogaato ka hor kulanka caawa ee Manchester United iyo Copenhagen
(Yurub) 10 Agoosto 2020. Kooxaha Manchester United iyo FC Copenhagen ayaa caawa ku ballansan siddeed dhammaadka Europa League, kooxdii adkaata…
Read More » -
England
Man United vs Copenhagen: Red Devils oo caawa u baahan inay gaarto afar dhammaadka Europa League
(Yurub) 10 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa u duushay dalka Jarmalka, halkaasoo ay ku soo ciyaari doonaan tartanka…
Read More »