Day: August 9, 2020
-
Champ' League
Halyeey Man United ah oo saadaaliyay labada kooxood ee isugu soo hari doonta finalka Champions League
(Yurub) 09 Agoosto 2020. Kaddib markii xalay uu dhameystirmay isku aadka siddeed dhamaadka Champions League, halyeeyga kooxda Manchester United ee Rio…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo heshiis shaqsi ah la gaartay Philippe Coutinho
(London) 09 Agoosto 2020. Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay heshiis shaqsi ah la gaartay Philippe Coutinho, taasoo ka…
Read More » -
England
Halkee ayuu marayaa heshiiskii Dortmund iyo Man United ee ku aaddanaa saxiixa Jadon Sancho?
(Dortmund) 09 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Dortmund ayaa ku adkaysanaysa waqtigii kama dambeysta ahayd ee ay siisay Manchester United, taasoo doonaysa…
Read More » -
England
Kooxaha Liverpool iyo Chelsea oo ku tartamaya saxiixa xiddig daafaca dhexe ka ciyaara
(London) 09 Agoosto 2020. Kooxaha Premier League ee Liverpool iyo Chelsea ayaa ku tartamaya saxiixa xiddig ka ciyaara booska daafaca dhexe.…
Read More » -
England
Koox ka dhisan dalka Spain oo qarka u saaran inay la wareegto Weeraryahanka Arsenal ee Alexandre Lacazette… (Meeqa milyan ayay ku qaadanaysaa?)
(London) 09 Agoosto 2020. Weeraryahanka Arsenal ee Alexandre Lacazette ayaa qarka u saaran inuu ku biiro koox ka dhisan Waddanka Spain…
Read More » -
England
Goorma ayay Kooxda Chelsea xaqiijin doontaa saxiixa Kai Havertz??
(London) 09 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa la soo warinayaa inay xaqiijin karto todobaadka soo socda heshiiska ay kula…
Read More » -
Champ' League
Barcelona vs Bayern Munich: Isku aadka wareegga siddeed dhammaadka & Afar dhammaadka oo dhammaystiran
(Yurub) 09 Agoosto 2020. Si rasmi ah ayaa xalay loo soo gabagabeeyey wareegga 16-ka Champions League, waxaana soo dhammaystirmay siddeeda kooxood…
Read More »