Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee kooxaha Bayern München iyo Chelsea oo la shaaciyay

(Yurub) 08 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Bayern München ayaa naadiga Chelsea ku soo dhoweynaysa garoonka Allianz Arena si ay u wada ciyaaraan kulanka lugta labaad wareega 16-ka ee tartanka Champions League.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood Bayern München iyo Chelsea.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Bayern München XI:

Image

Chelsea XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close