Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee Kooxaha Juventus iyo Lyon oo la shaaciyay

(Turin) 07 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa naadiga reer France ee Lyon ku soo dhoweynaysa garoonka Allianz si ay u wada ciyaaraan kulanka lugta labaad wareega 16-ka ee tartanka Champions League.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood Juventus iyo Lyon.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Juventus XI:

Image

Safka hore ee Juventus: Szczęsny; Cuadrado, De Ligt, Bonucci, A.Sandro; Rabiot, Pjanic, Bentancur; Bernardeschi, Ronaldo, Higuain.

Lyon XI:

Image

Safka hore ee Lyon: Lopes; Denayer, Marcelo, Marcal; Dubois, Caqueret, Guimaraes, Aouar, Cornet; Ekambi, Depay.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close