Maurizio Sarri oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa Juventus ee ka qeyb galaya kulanka Lyon

(Turin) 07 Agoosto 2020. Tababaraha kooxda Juventus ee Maurizio Sarri ayaa ku dhawaaqay liiska ciyaartoydiisa kaga qeyb galaya kulanka caawa ay la ciyaari doonaan naadiga reer France ee Lyon.

Juventus oo maanka ku haysa in lugtii hore looga soo adkaaday 1-0 ayaa soo dhoweynaysa Lyon lugta labaad ee wareegga 16-ka tartanka xiisaha badan ee Champions League.

Liiska xiddigaha uu ku dhawaaqay tababare Maurizio Sarri ayaa lagu soo daray xiddiga reer Argantina ee Paulo Dybala, halka ay ka maqan yihiin labada ciyaaryahan ee Douglas Costa iyo Mattia De Sciglio.

Haddaba halka hoose kaga boggo liiska xiddigaha kooxda Juventus uu ku dhawaaqay tababare Maurizio Sarri, kuwaasoo ka qeyb galaya kulanka ay caawa soo dhaweynayaan kooxda Lyon ee tartanka UEFA Champions League.

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close