Day: August 7, 2020
-
Champ' League
Lyon oo u soo baxday wareegga siddeeda ee Champions League kaddib markii ay ka soo gudubtay Kooxda Juventus… +SAWIRRO
(Turino) 07 Agoosto 2020. kooxda Lyon ayaa iska xaadirisay wareegga siddeeda ee tartanka Champions League, kaddib markii ay ku soo…
Read More » -
Champ' League
Man City oo iska xaadirisay wareegga siddeeda ee tartanka Champions League, kaddib markii ay ka adkaatay Real Madrid… +SAWIRRO
(Manchester) 07 Agoosto 2020. Manchester City ayaa u soo baxday wareegga Siddeeda ee tartanka Champions League, kaddib markii ay kaga…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee Kooxaha Juventus iyo Lyon oo la shaaciyay
(Turin) 07 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa naadiga reer France ee Lyon ku soo dhoweynaysa garoonka Allianz si ay…
Read More » -
Champ' League
Shaxda rasmiga ah kulanka Champions League ee Kooxaha Manchester City iyo Real Madrid oo la shaaciyay
(Manchester) 07 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa naadiga Real Madrid ku soo dhoweynaysa garoonka Etihad si ay…
Read More » -
England
RASMI: Liiska musharixiinta Abaalmarinta Xiddiga ugu Fiican Premier League oo la shaaciyay
(England) 07 Agoosto 2020. Maamulka horyaalka Premier League ayaa ku dhawaaqay liiska musharixiinta abaalmarinta xiddiga ugu fiicnaa Premier League xilli…
Read More » -
England
RASMI: Liiska musharixiinta Abaalmarinta Tababaraha ugu Fiican Premier League oo lagu dhawaaqay
(England) 07 Agoosto 2020. Maamulka horyaalka Premier League ayaa ku dhawaaqay liiska musharixiinta abaalmarinta macalinka ugu fiicnaa Premier League xilli ciyaareedka…
Read More » -
Champ' League
Muxuu ka yiri Sergio Busquets kulanka ay habeen dambe wajahayaan kooxda Napoli?
(Barcelona) 07 Agoosto 2020. Laacibka qadka dhexe kooxda Barcelona ee Sergio Busquets ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa ay si weyn uga faa’ideysatay…
Read More » -
Champ' League
Maurizio Sarri oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa Juventus ee ka qeyb galaya kulanka Lyon
(Turin) 07 Agoosto 2020. Tababaraha kooxda Juventus ee Maurizio Sarri ayaa ku dhawaaqay liiska ciyaartoydiisa kaga qeyb galaya kulanka caawa ay…
Read More » -
England
Arsenal oo loo sheegay inay bixiso lacagta lagu burburin karo qandaraaska xiddiga Kooxda Atletico Madrid ee Thomas Partey
(London) 07 Agoosto 2020. Kooxda Atletico Madrid ayaa la soo warinayaa inay ku celisay inaysan ka iibin doonin Thomas Partey…
Read More » -
England
Isku aadka wareegga siddeed dhammaadka tartanka Europa League oo dhammaystirmay & Goorta la ciyaari doono oo la shaaciyey
(Yurub) 07 Agoosto 2020. Kaddib kulammadii xalay iyo habeen hore la ciyaaray waxaa si rasmi ah u dhammaystirmay isku aadka…
Read More »