Kulamada CAAWA laga ciyaarayo tartanka UEFA Europa League iyo saacadaha ay soo galayaan

(Yurub) 05 Agoosto 2020. Waxaa Caawa la ciyaari doonaa kulamo qaar ee ka tirsan lugta labaad wareega 16-ka ee tartanka UEFA Europa League.

Manchester United ayaa waxay caawa garoonkeeda Old Trafford ku soo dhaweyn doontaa kooxda LASK, xilli kulankii lugta hore ay Red Devils ku soo adkaatay 0-5, dhinaca kale Inter ay soo dhaweyn doonto kooxda Getafe.

Haddaba kulamada caawa laga ciyaari doono tartanka UEFA Europa League ayaa waxay kala yihiin:

7:55 Habeenimo: FC Koebenhavn vs Istanbul Basaksehir

7:55 Habeenimo: Shakhtar Donetsk vs Wolfsburg

10:00 Habeenimo: Inter vs Getafe

10:00 Habeenimo: Manchester United vs LASK.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close