DAAWO: Goolkii ugu quruxda badnaa ee bishii July laga dhaliyey horyaalka Premier League oo la shaaciyay

(London) 05 Agoosto 2020.  Waxaa si rasmi ah loo shaaciyay laacibka ku guuleystay abaal-marinta goolkii ugu quruxda badnaa horyaalka Premier League bishii la soo dhaafay ee July.

Xiddiga kooxda Manchester City  ee Kevin De Bruyne ayaa wuxuu ku guuleystay abaal-marinta goolkii ugu quruxda badnaa horyaalka Premier League bishii la soo dhaafay ee July.

Laacibkan khadka dhexe ee De Bruyne ayaa abaal-marintan loogu caleemo saaray, kaddib goolkii cajiibka ahaa uu ka dhaliyay kooxda Norwich maalin Axad ah 26 bishii hore ee July.

Image

Haddaba halkaan hoose ka daawo goolkii cajiibka ahaa uu Kevin De Bruyne ka dhaliyay kooxda Norwich:-

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close