Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Arsenal iyo Chelsea ee Finalka FA Cup-ka oo la shaaciyay

(London) 01 Agoosto 2020. Kooxaha Arsenal iyo Chelsea ayaa caawa fooda isku dari doono garoonka Wembley, si ay u wada ciyaaraan kulanka Finalka ee tartanka FA Cup-ka.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood ee Arsenal iyo Chelsea.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Arsenal XI:

Chelsea XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close