Kulamada CAAWA laga ciyaarayo Yurub iyo saacadaha ay soo galayaan

(Yurub) 01 Agoosto 2020. Waxaa Caawa kulamo kala duwan ka dhici doona qaarada Yurub, gaar ahaan horyaalada Serie A, Iyo tartanka FA Cup.

Kulanka ugu wayn ayaa waxaa fooda isku tari doona caawa kooxaha Arsenal iyo Chelsea, Finalka taranka FA Cup, kaasoo ka dhici doono garoonka weyn ee Wembley.

Finalka tartanka FA Cup-ka:

7:30 Fiidnimo: Arsenal vs Chelsea.

Horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga:

7:00 Fiidnimo: Brescia vs Sampdoria

9: 45 Habeenimo: Milan vs Cagliari

9: 45 Habeenimo: Atalanta vs Inter

9: 45 Habeenimo: Juventus vs Roma

9: 45 Habeenimo: Napoli vs Lazio.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close