Shaxda rasmiga ah Cagliari iyo Juventus oo la shaaciyay…(Miyuu ku soo bilowday Cristiano Ronaldo?)

(Italy) 29 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Cagliariiyo ayaa naadiga Juventus ku soo dhoweynaysa garoonka Sardegna Arena si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga.
Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood Cagliari iyo Juventus.
Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-
Cagliari XI:
Juventus XI:
Gool FM.