Day: July 25, 2020
-
England
Manchester United oo ka dooneysa kooxda Bayern Munich badelka Jadon Sancho
(Manchester) 25 Luulyo 2020. Manchester United ayaa dooneysa inay xoojiso weeararka kooxdeeda xilli ciyaareedka soo socda, waxayna xiiseynayaan inay la soo…
Read More » -
Italy
Warbaahinta Talyaaniga oo si xooggan u aaminsan in Lionel Messi uu ku biiri karo Kooxda…
(Milano) 25 Luulyo 2020. Warbaahinta Waddanka Talyaaniga ayaa si xooggan u aaminsan in Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi uu…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
RASMI: Xavi Hernández oo xaqiijiyey inuu ku dhacay COVID-19, xilli kooxda uu macallinka u yahay ay caawa ciyaareyso
(Doha) 25 Luulyo 2020. Xavi Hernández oo hadda ah macallinka Kooxda kubadda cagta Al Sadd ayaa xaqiijiyey inuu ku dhacay COVID19,…
Read More » -
England
Mohamed Salah oo shaki geliyey mustaqbalkiisa Kooxda Liverpool, maalmo yar uun kaddib markii uu kula guuleystay Horyaalka Premier League
(Liverpool) 25 Luulyo 2020. Ciyaaryahan Mohamed Salah ayaa shaki geliyey mustaqbalkiisa kooxda kubadda cagta Liverpool kaddib markii labo maalin uu ka…
Read More » -
England
“Kani waa ciyaaryahankii ugu fiicnaa booskiisa ee aan abid arkay” – Pep Guardiola
(Manchester) 25 Luulyo 2020. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ammaaney heerarkii wanaagsanaa ee uu ku soo bandhigay xiddiga…
Read More » -
Spain
Qorshaha kooxda Barcelona kaga aaddan Antoine Griezmann oo la ogaaday… (Miyuu bixi doonaa?)
(Barcelona) 25 Luulyo 2020. Wargeyska “Mundo Deportivo” ee dalka Spain ayaa shaaca ka qaaday qorshaha kooxda Barcelona kaga aadan mustaqbalka weeraryahankeeda…
Read More » -
England
“Ilaalinta Saalax iyo Mané ayaa ah waxa ugu muhiimsan ee suuqa kala iibsiga” – Halyey kooxda Liverpool ah
(Liverpool) 25 Luulyo 2020. Halyeeyga kooxda kubadda cagta Liverpool ee Robbie Fowler ayaa aaminsan in Reds ay sii heysasato xiddigaha…
Read More »