Day: July 23, 2020
-
England
Inter Milan oo shaacisay go’aankeeda kaga aaddan inay sii heysato Alexis Sánchez
(Milano) 23 Luulyo 2020. Kooxda reer Talyaani ee Inter Milan ayaa shaacisay go’aankeeda kaga aadan inay sii heysato Alexis Sánchez, kaasoo…
Read More » -
Germany
Muxuu u baahan yahay inuu sameeyo Cristiano Ronaldo si uu markiisii Shanaad u xaqiijiyo ku guuleysiga Kabta Dahabka ah ee Yurub?
(Turin) 23 Luulyo 2020. Cristiano Ronaldo ayaa wajahaya tartan cusub labadii xilli ciyaareed ee ugu dambeeyey horyaalka Serie A weliba si…
Read More » -
Spain
Barcelona oo si dadban kaga hadashay wararka la xiriirinaya macalinka reer France ee Laurent Blanc
(Barcelona) 23 Luulyo 2020. Kooxda Barcelona ayaa si dadban u beenisay wararka la xiriiranaya inay xiiseyneyso saxiixa macalinka reer France…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo isbedel ku sameysay tiro ka mid ah Lambarrada xiddigaheeda… (Bukayo Saka oo xiran doona lambarka…)
(London) 23 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa isbedel ku sameysay tiro ka mid ah lambarrada ay u xirtaan xiddigaheeda,…
Read More » -
Champ' League
Muxuu ka yiri Lampard suurtogalnimada ay ugu soo bixi karaan Champions Leagu xilli ciyaareedka dambe?
(Manchester) 23 Luulyo 2020. Tababaraha kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa sheegay in kooxdiisa ay wali fursad u heysato inay…
Read More » -
England
kooxda Manchester City oo dalab ka gudbisay daafaca reer Senegal ee Kalidou Koulibaly
(Manchester) 23 Luulyo 2020. Sida laga soo xigtay wargeyska “Tuttosport” ee dalka Talyaaniga kooxda Manchester City ayaa dalab ka gudbisay…
Read More »