Day: July 20, 2020
-
Spain
Ansu Fati oo ceebeystay dhammaan Weeraryahannada kooxda Real Madrid marka laga reebo Karim Benzema
(Barcelona) 20 Luulyo 2020. Da’ayarka naadiga Barcelona ee Ansu Fati ayaa muujiyay tayadiisa xilli ciyaareedkiisii ugu horeeyay uu ka soo muuqday…
Read More » -
England
“Manchester United wey ku qaldantay heshiis kordhinta David de Gea” – Jose Mourinho
(London) 20 Luulyo 2020. Tababaraha kooxda Tottenham ee Jose Mourinho ayaa xaqiijiyay in goolhayaha Manchester United David de Gea uu nasiib…
Read More » -
Horyaallada
Kooxaha u soo baxay UCL, kuwa Europa League aadaya, abaal-marinnada shaqsiyadeed & Wax waliba oo aad uga baahan tahay horyaalka La Liga ee xalay la soo gabagabeeyey
(Madrid) 20 Luulyo 2020. Horyaalka La Liga xilli ciyaareedkiisa 2019/20 ayaa xalay la soo gabagabeeyey, waxaana idinla wadaagi doonaa kooxda…
Read More » -
Horyaallada
Lionel Messi oo ka sare maray Xavi Hernandez rikoor cusubna ka dhigay horyaalka La Ligaha Spain
(Barcelona) 20 Luulyo 2020. Lionel Messi ayaa isku qoray buugga taariikhda horyaalka La Liga kaddib markii uu gool caawin waali…
Read More » -
Horyaallada
Kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos oo dhigay rikoor taariikhi ah oo uusan difaac hore u sameyn!!
(Madrid) 20 Luulyo 2020. Kabtanka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa jabiyey rikoorka daafaca ugu goolasha badan…
Read More » -
Horyaallada
Kabtanka Barcelona ee Lionel Messi oo markiisii 7-aad ku guuleystay abaal-marinta Pichichi Trophy
(Barcelona) 20 Luulyo 2020. Kabtanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa markiisii todobaad xirfaddiisa ku guuleystay abaal-marinta Pichichi…
Read More » -
England
Kulammada CAAWA laga ciyaarayo horyaallada waa weyn ee Premier League iyo Serie A
(Yurub) 20 Luulyo 2020. Waxaa Caawa kulamo kala duwan ka dhici doona qaarada Yurub, gaar ahaan horyaallada Serie A iyo…
Read More »