Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Leganes iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay

(Spain) 19 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Leganes ayaa naadiga Real Madrid ku soo dhoweynaysa Estadio Butarque si ay u wada ciyaaraan kulankooda ugu dambeeya horyaalka La Liga ee xilli ciyaareedkan.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood Deportivo Leganes iyo Real Madrid.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Leganes XI:

Image

Real Madrid XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close