Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Deportivo Alaves iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay

(Spain) 19 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Deportivo Alaves ayaa naadiga Barcelona ku soo dhoweynaysa garoonka Estadio Mendizorroza si ay u wada ciyaaraan kulankooda ugu dambeeya horyaalka La Liga ee xilli ciyaareedkan.

Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood Deportivo Alaves iyo Barcelona.

Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Alaves XI:

Image

Barcelona XI:

Image

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close