Day: July 19, 2020
-
England
Chelsea oo u soo baxday Final-ka tartanka FA Cup-ka kaddib markii ay ka adkaatay kooxda Manchester United … +SAWIRRO
(London) 19 Luulyo 2020. Kooxda reer London ee Chelsea ayaa Arsenal balan kaga sameysatay Final-ka tartanka FA Cup-ka kaddib markii ay…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Leganes iyo Real Madrid ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay
(Spain) 19 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Leganes ayaa naadiga Real Madrid ku soo dhoweynaysa Estadio Butarque si ay u wada…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo xiiseynaysa xiddiga ka ciyaara horyaalka Premier League, kaasoo ay u aragto bedelka Jadon Sancho
(Liverpool) 19 Luulyo 2020. Xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Watford ee Ismaila Sarr ayaa la soo warinayaa inuu diiradda u…
Read More » -
England
Barcelona oo xilli ciyaareedkan guul weyn kaga soo xiratay horyaalka La Liga kaddib markii ay ka adkaatay Deportivo Alaves… +SAWIRRO
(Spain) 19 Luulyo 2020. Barcelona ayaa guul weyn kaga soo xiratay horyaalka La Liga ee dalka Spain kaddib markii ay kaga…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo aan weli go’aan ka gaarin u dhaqaaqista Goolhaye Dean Henderson
(London) 19 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa lagu soo warramayaa in aanay weli go’aan ka gaarin inay u…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Manchester United iyo Chelsea oo la shaaciyay
(England) 19 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester United iyo…
Read More » -
England
Jadon Sancho oo diiday inuu meesha ka saaro u dhaqaaqista Premier League, xilli la la xiriirinayo Kooxda Manchester United
(Dortmund) 19 Luulyo 2020. Laacibka garabka uga ciyaara kooxda Borussia Dortmund ee Jadon Sancho ayaa iska diiday inuu meesha ka…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Deportivo Alaves iyo Barcelona ee horyaalka La Liga oo la shaaciyay
(Spain) 19 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Deportivo Alaves ayaa naadiga Barcelona ku soo dhoweynaysa garoonka Estadio Mendizorroza si ay u…
Read More » -
England
David Luiz oo shaaca ka qaaday sababta ay Arsenal kaga adkaatay kooxda Man City
(London) 19 Luulyo 2020. Daafaca kooxda kubadda cagta Arsenal ee David Luiz ayaa shaaca ka qaaday sababta ka dambeysay guusha ay…
Read More » -
England
Lampard oo ka hadlay kulanka caawa ee ManUnited & saameynta uu ku yeelan karo loolanka afarta sare ee Premier League
(London) 19 Luulyo 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Chelsea ee Frank Lampard ayaa sheegay in kulanka ay Manchester United caawa kaga…
Read More »