Shaxda rasmiga ah kulanka Arsenal iyo Man City oo la shaaciyey… (Auba & Laca oo ku wada bilowday safka Gunners)

(London) 18 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Arsenal iyo Man City kuwaasoo caawa ku ballansan afar dhammaadka FA Cup-ka.

Aubameyang iyo Lacazette ayaa ku wada bilowday kulanka guul ama geerida ah dhinaca Gunners, halka Man City uu ku soo bilowday Jesus oo weerarka ka bedelay Aguero oo dhaawacan, kooxdii adkaata ayaana iska xaadirin doonta final-ka tartanka FA Cup-ka.

Safafka labada kooxood oo dhammaystiran:-

Safka hore ee Arsenal: Luiz, Aubameyang, Lacazette, Mustafi, E. Martinez, Xhaka, Bellerin, Pepe, Maitland-Niles, Tierney, Ceballos.

Keydka Arsenal: Sokratis, Kolasinac, Macey, Torreira, Holding, Nelson, Willock.

Safka hore ee Man City: David Silva, Walker, Gundogan, De Bruyne, Mahrez, Sterling, Mendy, Laporte, Ederson, Jesus, Eric Garcia.

Keydka Man City: Carson, Fernandinho, Otamendi, Cancelo, Stones, Zinchenko, Bernardo, Rodri, Foden.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close