Kulamada CAAWA laga ciyaarayo Yurub iyo saacadaha ay soo galayaan

(Yurub) 13 Luulyo 2020. Waxaa Caawa kulamo kala duwan ka dhici doona qaarada Yurub, gaar ahaan horyaalada Premier League Iyo La Liga.

Kulanka kaliya ee horyaalka Premier League laga ciyaari doono ayaa waxaa fooda isku tari doona caawa kooxaha Manchester United iyo Southampton

Kulankan Premier League iyo saacada uu soo gali doono:

10:00 Habeenimo: Manchester United iyo Southampton.

Horyaalka La Liga ee dalka Spain:

8:30 Habeenimo: Deportivo Alaves vs Getafe.

8:30 Habeenimo: Villarreal vs Real Sociedad.

11:00 Habeenimo: Granada vs Real Madrid.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close