Shaxda rasmiga ah ee Kulanka Liverpool iyo Burnley oo la shaaciyey… (Yaa ku bilowday safka hore kulanka ka dhacaya Anfield?)

(Liverpool) 11 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool vs Burnley kuwaasoo ku ballansan galabta kulan ka tirsan horyaalka Premier League.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN:-

Safka hore ee Liverpool: Wijnaldum, Alisson, Firmino, Salah, Van Dijk, Mane, Fabinho, Robertson, Joe Gomez, Curtis Jones, Neco Williams.

Keydka Liverpool: Lovren, Adrian, Shaqiri, Oxlade-Chamberlain, Minamino, Origi, Naby Keita, Alexander-Arnold, Elliott.

Safka hore ee Burnley: Pieters, Bardsley, Jay Rodriguez, Westwood, Wood, Kevin Long, Tarkowski, Taylor, Pope, Brownhill, McNeil.

Keydka Burnley: Gudmundsson, Vydra, Brady, Peacock-Farrell, Dunne, J. Benson, Driscoll-Glennon, Goodridge, M. Thompson.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close